Cayaar aad u xiisa badan oo dhexmartay Odayalka cusladay ee kubada cagta Karlskoga Swedan.

23.08.2015 12:01
Maalin wanaagsan dhahmaan aqristeyaasheena sharafta leh meelkasto oo aad joogtaan kuna soo dahwaada Cayaar aad iyo aad u Xiisa badan ayaa waxaa ay dhex martay odayalka kubada cagta cuslaatay ee Karlskoga Swedan labadaan kooxood oo ay kala wateen labada kabtan ee ruug cadaaga Sportska oo kala ah kabtan Diini iyo kabtan Xusen Jabuti oo ay ka dhaxeeyso xafiilta ciyaareed oo aad u kulul ciyaartaa oo ay u soo daawasha tageen dad weyne aad u farabadan oo degan magalada karlskoga ee wadan ka Swedan cayaartaas ayaa waxaay ku dhamaatay 5-2 ay guushu ku raacday kooxdii uu watay kabtan Diini. 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
warar sugan xigasho iyo xaqiiq ah kala soco shabakada calamiga ee runtanews.net
 
Tillbaka

Sök på hemsidan

RUNTANEWS.NET