Boliiska sweden: weerarkii Trollhättan naceyb cunsuriyad ah buu ahaa
23.10.2015 10:12Weerarka iskuulka Trollhättan loo geystay waxaa ku geeriyoodey arddeyd soomaali ah.



Weerarka iskuulka Trollhättan loo geystay waxaa ku geeriyoodey arddey soomaali ah.
Labada ruux ee ku geeriyootay weerarka ninkan loo geystay iskuulka ayaa midi ahaa arddey asalkiisa yahay Soomaali halka kan kale ahaa macallin arddeyda ka caawin jiray casharada.
warar sugan kala soco runtanews.net
———
Tillbaka
Bulshada magaalada Trollhätten ayaa la soo kacay murugo kaddib dhacdadii weerarka aheyd ee loogu geystay iskuul ku yaala magaalas. Weerarka ayaa waxaa ku geeriyoodey saddex qof oo uu ku jiro 21 sanno jirkii weerarka geystay. Boliiska ayaa maanta xaqiijiyey in weerarka iskuulka ka dhacay uu ku salaysan naceyb iyo cunsuriyad.