Arbetsförmedlingen oo si rasmi ah u joojiyay barnaamijka Etableringslots
08.03.2015 00:31Hay’ada shaqada Sweden (Arbetsförmedlingen) ayaa saakay si rasmi ah u joojisay barnaamijka Hagayaasha dadka cusub ee loo yaqaan (Etableringslots) iyadoo agaasimaha hay’ada Mikael Sjöberg uu ku tilmaamay barnaamijkaan mid lagu qaldamay oo sidiisaba aysan haboonayn in Sweden laga dhaqan galiyo. AF ayaa sabab uga dhigtay joojinta barnaamijkaan in cabashada ka imaanaysa dadka ka tirsan ay cirka […]
Shabakada Runtanews.net
Xafiiska Swedan.
ganeyte5@gmail.com
———
Tillbaka