Boqorka dhaantada soomaliyeed Ali Dhanto ayaa soo saaray dhaanto cusub oo uu ku salaamayo
magaalada muqdisho isagoo muu jinaya wanaaga uu u hayo magaalada muqdisho waxuu kaloo abwaanku tilmaamayaa maamul wanaagu inuu ku yimaado
ismaqal iyo is qadarin shacabkoo is aamina iyo dowlad wanaag in lagu gaaro horumarka iyo barwaaqada
hadaba aan idiin kala baxo ali dhaanto iyo aqrista yaasha sharafta leh
hadaba daawasho wanaagsan dhaantada